Masjidka Al Qiblatayn Masjidka ugu da’da weyn Soomaaliya waxa la dhisay qarnigii 7-aad. Waa Masjid ku xiran taariikhda Islaamka ee Soomaaliya oo ay dhiseen asxaabtii Nebiga (CS) ee Makkah ka qaxay una qaxay Xabashida, oo ah masaajidadii ugu da’da weynaa Afrika. Hadda waa burbursan yahay, waxaa ku yaalla laba Mihraab mid ilaa Maka iyo mid dhanka Aqsa.
Bonjour, ceci est un commentaire.
Pour débuter avec la modération, la modification et la suppression de commentaires, veuillez visiter l’écran des Commentaires dans le Tableau de bord.
Les avatars des personnes qui commentent arrivent depuis Gravatar.