Muliyo Centre waxay ka dhalatay rabitaanka in dib loo soo nooleeyo taariikhdii magaalada qadiimiga ah ee Saylac iyo guud ahaan boqortooyadii Adal. Waa macad loogu talo galay dhanqanka iyo taariikhda, oo loo aasaasay ururinta wixii laga qoray iyo waraysiyo dadka laga qaado. Muliyo Centre wuxu u faran yahay qof walba oo gacan ka geysanaya mashruuca. Na la soo xidhiidh hadaad macluumaad haysid khuseeya Saylac ama Adal Empire.
Muqaalo xeebta saylac
Maqaalo ka hadlaya Saylac.
Zeila and its relation with the far-east
The District Officer’s house to the east of the town, just outside the line of the old walls, has been built on the ancient refuse heaps, and it is possible to pick up aroundRead more…
Saylac, waa magaalo sidee ah
Saylac waa magaalo ku taal xeebta waqooyi-galbeed ee Soomaaliya, waxayna xad la leedahay badda Carabta. Saylac oo lagu yaqaanay taariikh qani ah iyo bilicda dabiiciga ah, waa mid ka mid ah meelaha ugu xiisahaRead more…
Noloshii Saylac
Sidee loogu noola Saylac dhamaadkii qarnigii 19 aad. Waa Ciyaar Saylici, odayaal ciyaaraya shax, xaflad doonis ah iyo dumar gurigooda oo dasaha ku hor sheekaysanaya.Read more…
Masjid Qiblatayn, Saylac
Masjidka Al Qiblatayn Masjidka ugu da’da weyn Soomaaliya waxa la dhisay qarnigii 7-aad. Waa Masjid ku xiran taariikhda Islaamka ee Soomaaliya oo ay dhiseen asxaabtii Nebiga (CS) ee Makkah ka qaxay una qaxay Xabashida,Read more…